» DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug” Dowladda Farmaajo Difaac Ayaan kaga jirnaa Waxii Dagaal Ah Diyaar Ayaan u ahay”
Wednesday, October 18th, 2017

DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug” Dowladda Farmaajo Difaac Ayaan kaga jirnaa Waxii Dagaal Ah Diyaar Ayaan u ahay”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay la heshiiso maamulka Galmudug.

Waxaa uu sheegay in Galmudug ay difaac kaga jirto dowladda Soomaaliya,maadaama uu sheegay in faragelin lagu sameeyay.

Waxaa uu ugu baaqay dowladda Soomaaliya wadahadal si xal looga gaaro dhibaatada ka dhex jirta dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Galmudug.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *