» DHAGEYSO:Abdiwali Gaas Oo Kashifay U jeedada Shirka Kismaayo Laga Leeyahay iyo Dowladda Qarashka Bixisay?
Tuesday, October 17th, 2017

DHAGEYSO:Abdiwali Gaas Oo Kashifay U jeedada Shirka Kismaayo Laga Leeyahay iyo Dowladda Qarashka Bixisay?

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay Shirka Madaxda maamul goboleedyadda ee ka furmaya Magaalada Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in ay kulmaam Madaxda maamul goboleedyadda, Maadaama uu sheegay in xilliggaan waxyaabo badan ay ka dhaxeeyaan maamulada.

DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug” Dowladda Farmaajo Difaac Ayaan kaga jirnaa Waxii Dagaal Ah Diyaar Ayaan u ahay”

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *