» DHAGEYSO:Axmed Fiqi “Farmaajo Ha ogaado Dadka Galmudug waa kuwii Dumiyay Dowladii Dhexe”
Tuesday, October 17th, 2017

DHAGEYSO:Axmed Fiqi “Farmaajo Ha ogaado Dadka Galmudug waa kuwii Dumiyay Dowladii Dhexe”

Xildhibaan Axmed Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa ka hadlay xiisada ka dhex aloosan dowlada Dhexe iyo maamulka Galmudug.

Axmed Fiqi ayaa sheegay in dowlada Federaalka ah ee Somalia ay dhaqaalaha Qaranka u adeegsaneyso burburinta maamulka Galmudug, balse ay iminka sameeyen dadaal looga hortagaayo arrimahaasi.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *