» DHAGEYSO:C/Raxmaan Cabdi Shakuur”Dowladdo Shisheeye iyo  Dowladda Farmaajo  ayaa ii Adeegsan Raba Kooxda Al-Shabaab si la ii dilo”
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:C/Raxmaan Cabdi Shakuur”Dowladdo Shisheeye iyo  Dowladda Farmaajo  ayaa ii Adeegsan Raba Kooxda Al-Shabaab si la ii dilo”

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradka, kana tirsan Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in Madaxtooyada Soomaaliya ay maamulaan shaqsiyaad kale, isagoo ugu baaqay Madaxweynaha in aanu awoodiisa ku wareejin dad aan la dooran.

Wareysi uu siiyaya Telefishinka Universal ayaa waxaa uu kaga hadlay arrimo kala duwan oo ka mid ah weerarkii lagu qaaday hoygiisa iyo xaaladihii siyaasadeed ee dowladda ay gashay sanadkeedii u horeeyay.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *