» DHAGEYSO:Waa Kuma Maskaxda Ka Dambeysa Inay Soomaaliya iyo Ethiopia Hal Baasaboor Sameystaan?+MAGACIISA
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Waa Kuma Maskaxda Ka Dambeysa Inay Soomaaliya iyo Ethiopia Hal Baasaboor Sameystaan?+MAGACIISA

Siyaasada Soomaaliya waxaa hubaal ah inay Ethiopia Hoostagto oo ay Dad badan hadda ku baraarugeen markay arkay sida ay wax usocdaan.

Ethiopia ayaa waxay dooneysaa inay hesho Dad iyo Dal Qani ah waana Soomaaliya oo ay Sanadihii dambe Maskaxiyan ka gumeysanaysay.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *