» DHAGEYSO:Gaabis ku Yimid Howshii Shaqo ee Dekadda Muqdisho iyo Sababta Ka Dambeysa?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Gaabis ku Yimid Howshii Shaqo ee Dekadda Muqdisho iyo Sababta Ka Dambeysa?

Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uu gaabis ku jiray howlihii dekedda Muqdisho oo ay ganacsatadu ka cabanayaan canshuur kordhin ay sheegeen in lagu sameeyay. Wariyeheenna Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *