» DHAGEYSO:Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo Ka Hadlay Xilka ka Qaadistii lagu Sameeyey?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo Ka Hadlay Xilka ka Qaadistii lagu Sameeyey?

gaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilkaoga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradaas Maxamed C/llaahi Xayir (Maareeye)

Agaasimaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo isaga balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku daray in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo maro.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *