» DHAGEYSO:Taabit:“Intaan Xilka Hayay Waxan Dareemay In Dalka Kalsooni Daro Ka Jirto”,
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Taabit:“Intaan Xilka Hayay Waxan Dareemay In Dalka Kalsooni Daro Ka Jirto”,

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka banaadir ahaana duqa Magaaladda muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay xafladd loogu sameeyay Magaaladda Ankara ee Turky-ga.

Xafladda ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turky-ga.

Taabid oo munaasabadda hadal ka jeediyay ayaa Soomalida ku dhaqan dalkaas ugu warbixiyay xaaladda Siyaasadeed ee dalka,iyo waxyaabihii u qabsoomay mudadiii uu hayay xilka duqa muqdisho.

Waxa uu sheegay Taabid in uu ogaaday in dalka aysan ka jirin amnidaro balse ay ka jirto kalsooni daro.

Jan 21, 2018-ka wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo ayaa xilkii looga qaaday Taabid,waxaana la maagcaabay Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow).

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *