» DHAGEYSO:Axmed Madoobe oo Kashifay cidda Hortaagan Maqaamka Muqdisho?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Axmed Madoobe oo Kashifay cidda Hortaagan Maqaamka Muqdisho?

Axmed Madoobe Hogaamiyaha Jubbaland  oo ka qayb-galayay xaflad sagootin ah oo xalay loogu sameeyay Muqdisho madaxda maamul gobaleedyada ayaa ka hadlay Maqaamka Caasimadda oo waqti badan soo jiitameysay.

Axmed Madoobe, waxa uu sheegay Maqaamka Caasimadda in mar walba meel loo jiido oo mararka qaar lagu eedeeyo in ay heystaan Madasha iyo Baarlamaanka aysan xal ahayn, wuxuuna tilmaamay arrintan in ay tahay mid Dastuuri ah, muhiimna ay tahay in la qaxeexo Maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqidsho iyo mida Gobolka, qof walba oo Soomaali ahna ay dan ugu jirto.

DHAGEYSO:Taabit:“Intaan Xilka Hayay Waxan Dareemay In Dalka Kalsooni Daro Ka Jirto”,

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *