» DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Dhiibistii Qalbi Dhagax?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Dhiibistii Qalbi Dhagax?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddo bilooyin badan ah kadib ka hadlay dhiibistii dowladda federaalka dhiibtay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, kaas oo loo gacan galiyay dowladda Itoobiya oo raadinaysay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhiibistii Qalbi Dhagax ay qaraar ka soo saareen Go’aana ay ka gaareen Baarlamanka Soomaaliya isla markaana kiiskaas uu halkaasi ku egyahay.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *