» DHAGEYSO:Sanad kadib Maxaa u Qabsoomay Dowladda Farmaajo iyo Waddooyinka Muqdisho oo xiran?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Sanad kadib Maxaa u Qabsoomay Dowladda Farmaajo iyo Waddooyinka Muqdisho oo xiran?

Muddo sanad ah ayaa ka soo wareegtay markii xilka Madaxtinimada dalka loo doortay Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, hadaba sanad kadib maxey yihiin waxyaabaha u qabsoomay dowlada, maxeyse ka gaabisay, mise jiraan caqabado ka hor yimid mudadaaasi.

Halkaan Hoose Ka DHAGEYSO Warbixin kalle

Wadooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah Isgoysyada Howlwadaag, Sheekh Cali Suufi, Tarbuunka, Taleex, iyo goobo ka mid ah wadada Maka Al-mukarama oo Ciidamada ay gaadiidka u diidayaan.

Ciidamo hubeysan oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa goor sii horeysay oo xalay aheyd waxaa lagu dadiyay wadooyinka Muqdisho, Ciidamada ayaa gaadiidka u diidaya in wadada Maka Al-mukarama ka soo galaan dhanka jid cadayaasha.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *