» DHAGEYSO:Guddoomye G/Banaadir oo Aqalka Sare ka Dalbaday Maqaamkii iyo Xuquuqda Dadka Muqdisho?
Monday, January 22nd, 2018

DHAGEYSO:Guddoomye G/Banaadir oo Aqalka Sare ka Dalbaday Maqaamkii iyo Xuquuqda Dadka Muqdisho?

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho oo ka qeyb glayay munaasabad lagu soo xerayay Kalfadhiga Labaad ee Golaha Baarlamaanka Aqalka Sare oo xalay ka dhacday Muqdisho ayaa ka dalbadal golaha aqalka sare in ay meel mariyaan shrciga ogolaanaya maqaamka muqdisho.

Godoomiyaha ayaa sheegay in helista maqaamka caasimada wax badan kusoo kordhintoonto hormarka dowladnimo ee ah halka la hiigsanayo mustaqbalka dhaw.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *