» DHAGEYSO:Yuusuf Garaad oo Ka Digay Xil Ka Qaadista Wasaaradaha Muhiiimka ah??
Monday, January 22nd, 2018

DHAGEYSO:Yuusuf Garaad oo Ka Digay Xil Ka Qaadista Wasaaradaha Muhiiimka ah??

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaliya in aysan ku deg degin xil ka qaadista Wasiiradda muhiimka ah.

Wuxuu sheegay in dhaqanka xil ka qaadista laga yaqaano Soomaliya oo kaliyah,islamarkaana Caalamka ay wasiiradda ay la dhameystaan waqtiga Madaxda dalka.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *