» DHAGEYSO: Xildhibaan Siidow”Farmaajo Waa Beenlow Wuxuu Luminayay Kalsoonidii Shacabka”?
Monday, January 22nd, 2018

DHAGEYSO: Xildhibaan Siidow”Farmaajo Waa Beenlow Wuxuu Luminayay Kalsoonidii Shacabka”?

Ex xildhibaan Siidow Aadan Abaadir oo kamid ahaa XIldhibanadii baarlamaankii hore ee Soomaliya ayaa sheegay in dowlada Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed  Farmaajo ay sii luminayso taageeradii ay ka heysatay shacabka Soomaliyeed.

Waxa uu sheegay in lixdii bilood ee uu raisulwasaare soo noqday Farmaajo uu kasbaday taageeradda Shacabka Soomaliyeed,islamarkaana taasi ay u suurta galisay in uu madaxweyne ka noqdo Soomaliya.

Sidoo kale Siidow ayaa sheegay in balan-qaadyadii uu sameeyay Farmaajo xiligii uu musharaxa ahaa aysan waxba ka dhaqan galin islamarkaana shacabka taageeradda u muujiyay xiligaas ay maanta ka niyadd jabsan yihiin.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *