» DHAGEYSO :Yaa Baajiyay Shirkii Wadatashiga ee Gobolka Banaadir?
Monday, January 22nd, 2018

DHAGEYSO :Yaa Baajiyay Shirkii Wadatashiga ee Gobolka Banaadir?

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in uu baaqday shirkii wadatashiga ee Gobolka Banaadir.

Thaabit ayaa sheegay arimo farsamo awgeed inuu u baaqday, shirka islamarkaana dib laga soo sheegi doono xiliga la qabanaayo.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa tilmaamay dadka reer Muqdisho ee u diyaargaroobay ka qaybgalka Shirkaasi inay la socdaan arintaasi.

Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Horumarinta Gobolka Benaadir, ayaa lagu waday maalinta berri ah inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *