» DHAGEYSO:Mas’uul Caan Ah Oo Aabbihiis Lagu Dilay Muqdisho?
Monday, January 22nd, 2018

DHAGEYSO:Mas’uul Caan Ah Oo Aabbihiis Lagu Dilay Muqdisho?

Wararka nagasoo gaaraya Xaafadda Suuq-boocle oo ka mid ah xaafadaha degmada Dharkinleey ee Muqdisho ayaa sheegaya in salaaddii Maqrib ka dib kooxo hubaysan ay halkaa ku dileen Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee soomaaliya Xasan Cali Nuur shuute.

Kooxo hubaysan oo la sheegay inay ka koobnaayee sadax ruux Bastooladana wata ayaa naloo xaqiijiyey in marxuumka ay toogteen xilli uu kasoo baxay Masjid uu ku Tukaday Salaadda Maqrib.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *