» DHAGEYSO:Aqalka Sare oo Go’aan Culus Kasoo Saaray Weerarkii Lagu Qaaday Hoyga Cabdi Qeybdiid?
Monday, January 22nd, 2018

DHAGEYSO:Aqalka Sare oo Go’aan Culus Kasoo Saaray Weerarkii Lagu Qaaday Hoyga Cabdi Qeybdiid?

Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho.

Qaraarka ayaa lagu amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarka ka qeyb qaatay.

 

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *