» DHAGEYSO:Maxaa ka Dhallan kara Go’aanka Trump ee Qudus?
Friday, December 15th, 2017

DHAGEYSO:Maxaa ka Dhallan kara Go’aanka Trump ee Qudus?

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa arbacadi shalay ku dhawaaqay in Mareykanka uu si rasmi ah ugu aqoonsaday magaalada Qudus in ay tahay caasimada Israel.

Trump wuxuu sheegay in dowladdiisu ay billaabayso qorshaha ay safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv ugu rareyso magaalada Qudus.

Tallaabadan ayaa caro iyo qeylop dhaan ka dhalisay dunida Muslimka iyo guud ahaan caalamka.

Haddaba go’aanka uu madaxweyne Trump ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimada Israel maxaa ka dhalan kara, malaga yaabaa in dalalka Islaamka uu go’aankaasi mideeyo?

Su’aalahaasi iyo kuwo kale waxaa falanqeynaya, Xassan Cabdi Xayle oo ah khabiir ka faallooda arrimaha Carabta iyo dunida Islaamka, oo ku sugan magaalada London, wuxuuna u waramey Falastiin Ahmed Iimaan.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *