» DHAGEYSO:Dadka Afrikaanka ah oo Visa la’aan tagi kara Kenya?
Thursday, December 14th, 2017

DHAGEYSO:Dadka Afrikaanka ah oo Visa la’aan tagi kara Kenya?

Kenya ayaa dhammaan xuduudaheeda u furtay muwaadiniinta Afrika inay waddankaasi iman karaan fiisana ay ka heli karaan garoomada ay kasoo galayaan.

Tallaabadaan ayaa ka dambaysay markii dhowaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ka sheegay xafladdii dhaartiissa in Kenya ay u furan tahay dadka Afrikaanka ah. Jamala Axmed Cusmaan ayaa arrintan ka waraystay weriyahayaga Yaasiin Ciise Wardheere.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *