» DHAGEYSO:Muxuu ka Dhigan yahay Dilka Cali Cabdalla Saalex?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Muxuu ka Dhigan yahay Dilka Cali Cabdalla Saalex?

Dilkii shalay ee Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalex ayaa ka dhignaa in dalkaasi uu ka baxay shaqsi siyaasadda wadankaasi taariikh ku lahaa muddo 40 sano ka badan.

Dhimashada Saalex ayaa ku soo aaday muddo saadex sanadood ah oo dalkaasi Yemen uu ku jiray xaalad dagaal oo ismari waa ah, oo dhalisay Mushkiladii bani aadnimo ee ugu foosha xumeyd dunida.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *