» DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhigga oo shaqadiisii ugu Horeysay ku bilaabay Hanjabaad Xili uu xaalka ku Xunyahay Dowladda Farmaajo?
Friday, December 15th, 2017

DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhigga oo shaqadiisii ugu Horeysay ku bilaabay Hanjabaad Xili uu xaalka ku Xunyahay Dowladda Farmaajo?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Somalia Maxamed Mursal Sheekh, ayaa ku goodiyay in mudada uu xilka heyn doono uu dagaalo qaraaran la qaadan doono maleeshiyaadka al-Shabaab.

Dowladda Somalia ayaa Qaati ka taagan maleeshiyaadka al-Shabaab oo weeraro joogta ah ku haya ciidamada iyo xarumaha ay ku suagn yihiin, waxa ayna tani muujineysaa calaamad ah in xaalku yahay mid weli xun.

Dhinaca kale, waxa uu ciidamada dowlada, gaar ahaan kuwa Militeriga ugu baaqay inay ka dhabeeyan hadafkooda xoreynta dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *