» DHAGEYSO:Qaar ka mid ah Qodobadii Ay ku Hishiiyeen Ahlusunah iyo Galmudug?
Friday, December 15th, 2017

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah Qodobadii Ay ku Hishiiyeen Ahlusunah iyo Galmudug?

Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug ee ka socda Jabuuti ayaa heer gabogabo ah maraya, iyadoo inta badan la isla meel dhigay qodobada labada dhinac ka wada hadleen.

Qodobada ay isku afgarteen labada dhinac ayaa waxaa ka mid ah.

1- In Ahlu Sunna ay aqbashay magaca Galmudug.

2- In Ahlu Sunna ay aqbashay ku biiritaanka Galmudug.

3- In Ahlu Sunna ay xubno ku yeelato Baarlamaanka Galmudug.

4- In Ahlu Sunna ay yeelato Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Galmudug iyo Taliye-yaasha Ciidamada Nabad Suggida & Booliska Galmudug.


5- In sidoo kale Ahlusuna ay yeelato Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ku xigeenkiisa, 11 xildhibaan iyo 5 Wasiir.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *