» DHAGEYSO: Rabshado ka illowday Dalka Kenya Kadib Go’aankii Maxkamada Sare
Friday, December 15th, 2017

DHAGEYSO: Rabshado ka illowday Dalka Kenya Kadib Go’aankii Maxkamada Sare

Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Rail Odinga.

Mudahaaadyo ay dhigayaan dad u badan dhallinyaro ka careysan go’aankii maxkamada sare ee dalka Kenya ay ku diidey Isniinnta maanta ah dacwad ka dhan ka doorashada madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta ayaa halkaasi ka socdo.

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ayiday doorashadii bishii October ee madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo ku guuleystay 98% kadib markii mucaaradka ay qaadaceen.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *