» DHAGEYSO:Mas’uul Katirsan Villa Somalia Oo Khiyaano Uu Sameeyey Guri Ka iibsaday Kenya+MAGACIISA?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Mas’uul Katirsan Villa Somalia Oo Khiyaano Uu Sameeyey Guri Ka iibsaday Kenya+MAGACIISA?

Madaxtooyada Soomaaliya Ee Dalka looga Arimiyo ayaa waxa la sheegay in Xubnaha ka shaqeeya ay dhaqaale ka tacbeen inta xilka hayeen.

Agaasime Kuxigeenka Madaxtooyada ninka lagu magacaabo C/risaaq Shoole ayaa dhaqaale uu qaranka lahaa jeebka gishay Guri weyna ka iibsaday magaalada Nairobi.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *