» DHAGEYSO Warbixin: Qaraxii Isgoyska Zoobe oo laga joogo Muddo bil ah?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO Warbixin: Qaraxii Isgoyska Zoobe oo laga joogo Muddo bil ah?

Muddo bil ah ayaa laga joogaa Qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay Isgoyska Soobe 14-kii Bishii hore.

Bil kadib Isgoyska Soobe isbedel ayaa laga dareemayaa oo dhan walbo ah goobihii ganacsiga dadka qaar waa ay dhisteen halka kuwa kalena aysan weli dhisan, sidoo kalena wadada waxa ay noqotay mid caadi ah oo dadku ay isticmaalayaan.

DHAGEYSO:Xaggee Ku Dambeeyay Kiiskii C/kariin Qalbi-dhagax?

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *