» DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaare Kheyre”Waa Isku Mid Siyaasiyiinta Dhaliilaya Dowladda Iyo Al-Shabaab”
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaare Kheyre”Waa Isku Mid Siyaasiyiinta Dhaliilaya Dowladda Iyo Al-Shabaab”

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in ay muhim tahay in aan dhex dhexaad laga noqon dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee dalka ka bilaabanaya.

Isaga oo ka qeyb galayay kulanka ay haweenka taageerayeen howgalka ciidamada dowladda Soomaaliya oo qorshuhu yahay in uu Soomaaliya ka bilaawdo ayuu hadalkaas sheegay.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *