» DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Somaliland iyo Musharaxiinta oo Hadlay.?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Somaliland iyo Musharaxiinta oo Hadlay.?

Waxaa caawa bilaabatay Tirinta codadkii maanta laga dhiibtay doorashada Madaxweyne ee maamulka Somaliland taasoo maanta ay u dareereen kumanaan dadweyne.

Xarumaha codeynta oo la furay saaka 6-dii aroornimo ayaa la xiray 6-dii maqribnimo ee caawa dadka qaar waxay safafka galeen saacado ka hor intaysan furmin si codadkooda horey ugu dhiibtaan.

Illaa saddex musharax ayaa ku tartameysa doorashada maanta dhaceysa, waxaana ay kala yihiin Cabdiraxmaan Cirro, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi.

Haddaba doorashadan maxay uga dhigan tahay Somaliland? Dhinaca kalena maxay kaga duwan tahay kuwii hore?

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *