» DHAGEYSO:Layaabka Caalamka Oo Noqday Cabitaan Lagu Kala iibsanayo Inkabadan $50 Milyan Dollar?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Layaabka Caalamka Oo Noqday Cabitaan Lagu Kala iibsanayo Inkabadan $50 Milyan Dollar?

Oxford Ayaa Soo Saartay Cabitaan ku kacay qiima ahaan $60 Milayn, Ciidanka Mareykanku Ay Ka Helayaan kaa oo siinaya “Awood Dheeri ah”.

Koox Saynisyahanno ah oo ka tirsan jaamacadda Oxford ee dalka UK ayaa waxay soo saareen cabitaan cusub oo baruurta jirka ka baabi’inaya, iyadoo aan loo baahneyn in nidaam cunto gooni ah la raaco.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *