» DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay Natiijada Doorashada Somaliland iyo Taariikhda Musharaxiinta.?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay Natiijada Doorashada Somaliland iyo Taariikhda Musharaxiinta.?

In ka badan 1600 goobood ayaa laga codeeyey, waxaana la filayaa in dadka usoo baxay inay codkooda dhiibtaan ay badnaayeen.

Illaa saddex musharax ayaa ku tartameysa doorashada maanta dhaceysa, waxaana ay kala yihiin Cabdiraxmaan Cirro, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi.

Haddaba doorashadan maxay uga dhigan tahay Somaliland? Dhinaca kalena maxay kaga duwan tahay kuwii hore?

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *