» DHAGEYSO:Maxaad ka Taqaan Musharaxiinta Somaliland+Warbixin?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Maxaad ka Taqaan Musharaxiinta Somaliland+Warbixin?

Dadweynaha Somaliland ee maanta dhaceysa ayaa waxaa ku tartamaya Illaa saddex musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Cirro, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi.

Muuse Biixi ayaa waxa uu matalayaa maamulka iminka talada haya ee Kulmiye, ayada oo Cabdiraxmaan Cirro uu ka socdo xisbiga Waddani, halka Faysal Cali Waraabe uu ka tirsan yahay xisbiga UCID.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *