» DHAGEYSO:Xasan Daahir Aweys oo Ka Hadlay Sirta Dagaalka Kooxda Al-Shabaab?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Xasan Daahir Aweys oo Ka Hadlay Sirta Dagaalka Kooxda Al-Shabaab?

Hogaamiyihii Ururkii Burburay Ee Xisbul Islaam kana mid ahaa Saraakiisha Al-shabaab Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hadda Xabsi Guri ku ah Magaalada Muqdisho ayaa fariin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu helay Taageero Shacab oo Dal iyo Dibad ah,wuxuuna Xusay in loo baahan inuu ka Faa’deysto islamarkaana uusan Lumin Taageeradaas uu helay.

Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay Arrimaha Al-shabaab,wuxuuna uu dhaliilay qaabka loola Macaamilo Xarakada Al-shabaab.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *