» DHAGEYSO:Madaxyadda Xubno Ka Tirsan Shabaab oo Lacago La Dul Dhigay?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Madaxyadda Xubno Ka Tirsan Shabaab oo Lacago La Dul Dhigay?

Wasaaradda Amniga dalka Kenya ayaa soo bandhigtay magacyadda xubno ay sheegtay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Waxa ay sheegtay wasaaradda in raggaasi Madaxyadooda la duldhigay  2Milayn oo Lacagta Kenya ah, islamarkaana ay Qatar ku yihiin amniga dalka Kenya.

Axmed Siciid Cumar iyo Cali Zira ayaa lagula kala sheegay Magacyadda Ragga ay dowladda Kenya Madaxyadooda ay lacagta dul dhigtay.

Sidoo kale Dadweynaha reer Kenya ayay ka codsatay Wasaaradda Amniga in ay ku gacansiiyaan soo qabashadda labadaasi nin oo ka Tirsan dagaalyahanada kenyaan-ka ah ee ka Tirsan Al-shabaab.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *