» DHAGEYSO:Shabaab Oo Ficil Cusub Ka Dhex Bilaabay Shaqaalaha Dowladda Farmaajo Saameynta La Dhaxlay?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Shabaab Oo Ficil Cusub Ka Dhex Bilaabay Shaqaalaha Dowladda Farmaajo Saameynta La Dhaxlay?

Ururka Al Shabaab ayaa soo kordhiyey Qorshe Cusub o ay ku baqdin gelinayaan Madaxda Dawlada iyo Shaqaalaha Dawlada Ushaqeeya.

Hore waxay u aheyd markii ay taleefoonada ka wacaan in loo hanjabo oo la yiraahdo dil ayaa la kulmi doontaa balse taasi hadda waa la badelay Naqshada.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *