» DHAGEYSO: Shariif Xasan oo Hadlay Mooshinka Ka Dhanka Ah Cidda ka Dambeysa? 
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO: Shariif Xasan oo Hadlay Mooshinka Ka Dhanka Ah Cidda ka Dambeysa? 

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta Wareysi siiyay Tv-ga Koofur Galbeed  oo ku hadla Afka Maamulkaas ayaa ka hadlay markii ugu horeysay Mooshin ay ka wadaan Xildhibaanada Maamulkaasi.

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu jiro Mooshinkaas islamarkaana ay gadaal ka riixayaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Mooshinkaas Muqdisho ka abaabulaya sida uu hadalka u dhigay.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *