» DHAGEYSO:Midowga Afrika oo Soo Saaray War Niyad Jabiyay Dowladda Farmaajo iyo Ka Bixitaankooda Soomaaliya?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Midowga Afrika oo Soo Saaray War Niyad Jabiyay Dowladda Farmaajo iyo Ka Bixitaankooda Soomaaliya?

Hawlgalka AMISOM ayaa sheegay in la dhimayo ciidamada ka jooga Soomaaliya ilaa 1000 askari dhammaadka sannadkan.

Madaxa hawlgalka AMISOM Franscisco Madeira ayaa maanta ugu sheegay weriyayaasha magaalada Muqdisho dhimista ciidanka darted uu jiri doono dhaqdhaqaaq badan oo ciidamada AMSIOM ah waxaase uu ka digay inaysan arrintaasi noqonin mid keenta argagax.

Maderia waxa uu mar kale ku celiyey in ka bixitanaka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ay u dhici doonto qaab wejiyo leh, isla markaana ay ku xirnaan doonto xaaladda ka jirta gudaha Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *