» DHAGEYSO:Shirkii Dowladda Farmaajo Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Xal Ma U Noqday Khilaafkii Ka Dhaxeeyay+Kalsoonida Farmaajo?
Tuesday, November 21st, 2017

DHAGEYSO:Shirkii Dowladda Farmaajo Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Xal Ma U Noqday Khilaafkii Ka Dhaxeeyay+Kalsoonida Farmaajo?

Shalay Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirka Madaxda Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada kaas oo ujeedka loo qabtay uu ahaa in xal laga gaaro khilaaf u dhaxeeyay Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul goboledyada.

Sababta keentay in madaxweynaha uu ku kalsoonaan waayo qodobadan lagu heshiiyay ayaa ah in xili hore heshiis kan ka weyn la gaaray laakiin uu guul dareystay.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *