» DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo Oo U Yeertay Madaxda Maamul Goboleedyada?
Thursday, February 22nd, 2018

DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo Oo U Yeertay Madaxda Maamul Goboleedyada?

Qodobadii looga hadlay Maanta kulanka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayay ka mid ahaayeen arrimaha dowlad Goboleedyada iyo shirkii dhawaan ugu soo gaba gaboobay magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka jubbada hoose.

Wasiirka Warfaafinta oo qodobadii ka soo baxay kulanka Akhrinayay ayaa sheegay in Goluhu ay soo dhaweeyeen hadalkii baaqa ahaa ee uu u diray Madaxda dowlad Goboleedyada.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *