» DHAGEYSO:Qorshe Halis Ah Qaranimada Oo Lagu Go’aamiyey Kismaayo & CCC Oo Madaxweyne Laga Dhigayo?
Wednesday, October 18th, 2017

DHAGEYSO:Qorshe Halis Ah Qaranimada Oo Lagu Go’aamiyey Kismaayo & CCC Oo Madaxweyne Laga Dhigayo?

Dawlad Cusub oo lagu dhabar jebinayo Mida fadhiidka ah ee Farmaajo ayaa la go’aamiyey in lagu aas aaso Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubada Hoose.

Shirkii Kismaayo Xogta Badweyn ka heshay ayaa sheegaya in Dawlada Cusub Ee halkaasi lagu dhisayo Madaxweyne looga dhigayo Cumar C/rashiid Cali Sharma’ake.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *