» DHAGEYSO:Hogaamiyaha Hirshabelle Oo Lacagtii Caleemo Saarka Aheyd Ka Waayey Dawlada Dhexe ,Waa maxay SABABTA?
Wednesday, February 21st, 2018

DHAGEYSO:Hogaamiyaha Hirshabelle Oo Lacagtii Caleemo Saarka Aheyd Ka Waayey Dawlada Dhexe ,Waa maxay SABABTA?

Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa hadda uu kusoo dhacay meel cidlo ah maadaama Dhaqaalihii uu ka heli lahaa Dawlada Dhexe Soomaaliya.

Sida Qorshaha uu ahaa waxay Dawlada Soomaaliya bixin laheyd Lacagta Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Hirshabelle oo dhaceysa Isniinta Todobaadka dambe.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *