» DHAGEYSO:Sir Culus: Farmaajo Oo Fahad Yaasiin U Aqoonsaday Hogaamiyaha Dalka Ugu…?
Wednesday, October 18th, 2017

DHAGEYSO:Sir Culus: Farmaajo Oo Fahad Yaasiin U Aqoonsaday Hogaamiyaha Dalka Ugu…?

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo Ah Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa soo kala dhex galay Khilaaf Xoogan oo Saameyn durba reebay.

Khilaafka waxa uu ka dhashay sida looga fal celinaayo Arinta Shirkii Kismaayo Ee Shalay lagu soo geba gabeeyey oo War Murtiyeedka laga soo saaray.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *