» DHAGEYSO:Yaa Gadaal ka Riixaya Doorashada Madaxweyne ee la shaaciyay in Cadaado ka dhaceyso ?
Friday, December 15th, 2017

DHAGEYSO:Yaa Gadaal ka Riixaya Doorashada Madaxweyne ee la shaaciyay in Cadaado ka dhaceyso ?

Xildhibaano sheegay in dhawaan xilka ka qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa shalay qoraal ay soo saareen ku shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Madaxweynaha maamulkaasi.

Dad badan ayaa rumeysan in aysan Cadaado doorasho Madaxweyne oo xalaal ah ka dhaceyn waqtiga xubnahan Mucaaradsan Xaaf Shaaciyeen oo ah 25-ka bishan October, waxaana adag in Madaxwene Xaaf ogolaado in Cadaado lagu qabto wax doorasho ah.

Xildhibaanada sheegay in Xilka ka qaadeen Xaaf sidoo kale dooranaya Madaxweyne Cusub waxaa gadaal ka taagan oo dhaqaalo badana ku bixinaya nin lagu Magacaabo Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) oo damac weyn uga jiro in si sahlan ugu fadhiisto Kursiga Xaaf.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *