» DHAGEYSO: Wasiir Juxa oo ka Hadlay Khilaafka U Dhaxeeyo Dowladda Farmaajo iyo Maamul Goboleedyadda?
Monday, February 26th, 2018

DHAGEYSO: Wasiir Juxa oo ka Hadlay Khilaafka U Dhaxeeyo Dowladda Farmaajo iyo Maamul Goboleedyadda?

Wasiirka arrimaha Gudaha Iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa waxa uu sheegay in Dowladda diyaar u tahay la hadalka cid kasta oo ka feker duwan.

Waxaa uu sheegay Wasiirka in dalkaan ay wada leeyihiin dadka Soomaaliyeed, islamarkaana ay dowladda doonayso in ay qanciso cidwalba oo tabasho qabta.

Warbixino Cusub iyo Warar DegDeg Ah: https://goo.gl/cfDFHY

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *