» DHAGEYSO:Wararkii ugu Dambeeyay ee shirka Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo Fariin u Diray Dowladda Farmaajo?
Wednesday, October 18th, 2017

DHAGEYSO:Wararkii ugu Dambeeyay ee shirka Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo Fariin u Diray Dowladda Farmaajo?

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalinkii labaad ka socda shirka Madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo xalay ka furmay Guriga Martida ee Jubbaland.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa fariin u diray Dowladda Federalka Somaliya, iyadoo uu xun yahay xiriirka ka dhaxeeya Dowladda Somaliya Iyo Maamul Goboledyada dalka ka jira.

Nagala Soo Xiriir

Hordhac24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *